Wasiir Caddaani Oo Ku Guulaystay Habaynta Iyo Xaqsoorida Shaqaalaha Warfaafinta + Muuqaal

Hargeysa (Dhamays)- Wasiirka warfaafinta Mudane Cismaan C.laahi Saxardiid Caddaani oo ay Weheliyaan Mas'uuliyiinta wasaaraddu ayaa kulan balaadhan la yeeshay shaqaalaha wasaaradda Warfaafinta Iyo Wacyi-galinta kulankaasi ayaa waxa uu wasiirku ku soo bandhigay Natiijada ka soo baxday Qorshahii Dib U habaynta Shaqaalaha ee dhinacyada Mushahaaradka iyo Gunooyinka, Faah-faahinta Warkaasi Hoos Ka Daawo.

Open chat
soo dhawoow walaal