Wasaaradda Caafimaadka Somaliland Oo Liisankii Caafimaad kala Noqotay, Nin Sheegay Inaan Lagu Kalsoonaan karin Shaybaadhka Covid 19

Hargeysa (Dhamays)- Agaasimaha Wasaarada horumarinta Caafimaadka Somaliland ayaa si adag uga Jawaabay hadal ka soo yeedhay Dhakhtar Sheegay inaan lagu kal soo naan karin shaybaadka Covid 19 ,Halkan hoose Ka Daawo.

Open chat
soo dhawoow walaal