Wareegto: W. Waxbarashada Oo Dhaqan-geliyey Go’aan Culus

Hargeysa (Dhamays) – Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee Somaliland Cabdillaahi Ibraahim Habbane (Cabdillaahi-dheere), ayaa soo soo saaray Wareegto uu ku dhaqan-gelinayo Amar Wasaaraddu Dugsiyada Waxbarashada kaga Mabnuucday Arday sifo aan Sharci ahayn ku dhiganaysay Laba Iskuul oo ku yaalla Hargeysa, kuwaasi oo kala ah Maxamuud Axmed Cali iyo Al-jaziira.

Wasiirka W.Waxbarashada Iyo Tacliinta Sare ee JSL, Md. Cabdillaahi Ibraahim Habbane

Ardaydan oo Tiradoodu ka badan tahay Laba Boqol, ayaa waxa uu Wasiirku uu Wareegtada ku sheegay inay mabnuuc ka yihiin inay sii wataan Waxbarashada Dugsiyada Sare, illaa ay keenayaan Caddaymo muujinaya inay sifaha ay ku soo galeen, maaddaama oo ay ku eedaysan yihiin inay ka soo boodeen Fasallo ka hooseeya Dugsiga sare.

Wareegtada Wasiirka oo soo gaadhay Dhamaysnews.com, ayaa iyadoo dhamaystiran u qornayd sidan:-

 

"Sida laga wada warqabo kormeero & baadhis joogto ah ayaa laga fuliyay Gobolladda Dalka JSL, kuwaasi oo lagu hubinayay tayadda waxbarashadda sanad-dugsiyeedkii 2015/2016/2017. Sida aynu wada ogsoonahay waxa wiiqay tayadda waxbarashadda arday aan soo-marin jaran-jaradii waxbarashada ama dhacdayba oo hadana dugsiyadda sare iyo jaamacaddaha gala, loona ogolaado iyada oo aan wax shahaado ah lagu xidhin.

Haddaba, si ay wasaaraddu wax uga qabato arintaasi waxa si rasmi ah loo gudo-galay sifaha ay ardaydu ku fadhiisato dugsiyadda. Kormeerkii guud waxa uu soo xaqiijiyay in ardayda dhiganaysay dugsiga sare ee Maxamuud Axmed Cali fasaladiisa 1aad 2016/2017 ay dhamayd 295 (laba boql iyo shan & sagaashan) arday, waxa shahaado haystay oo la xaqiijiyay 170 (boqol iyo toddobaatan) arday oo keliya, waxana shahaado la’aan ku fadhiya 125 (boqol iyo shan & labaatan) arday. Sidoo kale isla dugsigaas ardaydiisa fasaladda 2aad iyo 3aad ee sanad-dugsiyeeka 2016/2017 waxa ay dhamayd 112 (boqol iyo laba & toban) waxa sharciyad ku fadhiyay oo keliya 20 (labaatan) arday, inta aan sharci ku fadhiyin ee aan imtixaankii horena ku jirin waxa ay dhamayd 92 (laba iyo sagaashan) arday.

Dugsiga sare ee Al-jasiira waxa fasalka 1aad ee sannad-dugsiyeedka 2016/2017 arday tiradoodu dhan tahay 120 (boqol iyo labaatan). Sida ay kormeerku soo xaqiijiyeen waxa sharci haystay oo keliya 26 (lix iyo labaatan) arday, halka ay sharci-daro ku fadhiyeen 94 (afar iyo sagaashan) arday. Dhinaca kale, ardayda fasalada 2aad iyo 3aad ee sannad-dugsiyeedka 2016/2017 waxa sifo aan sharci ahayn ku fadhiyey 61 (kow iyo lixdan) arday.

Ardaydani aan kor ku soo sheegnay ee aan sifo sharci ah ku fadhiyin dugsiyadda ujeeddada sare ku xusan markii laga baadhay go’aankii imtixaanka ee sannad-dugsiyeedkii 2014/2015 iyo 2015/2016 iyo kuwii ka horeeyayba, isla-markaasna sannad-dugsiyeedkani 2016/2017 kii ku fadhiistay shahaadad la’aan, waa laga joojiyay in ay dib uga mid noqdaan ardayda labada dugsi, ilaa inta ay keenayaan caddaymo loogu ogolaan kar ka mid noqoshada dugsiyadaasi iyo fasallada ay ku jireenba.

Haddii caddaymahaas la waayo, looma aqoonsana arday, wax xaquuq ah oo ay wasaaradda waxbarashadda iyo tacliinta sare ku yeelanayaana ma jirto.

Xafiisyada ay khusayso ee wasaaradda waxbarashadda iyo tacliinta sare waxa la farayaa in ay ku camal falaan go’aankani, hubaal-celina ka keenaan helitaanka wareegtadani.

F. Gaar ah: Waxa ku lifaaqan wareegtadan shaxda ardaydyda, iyo warbixintii kormeerka."

ALLAA MAHAD LEH

Cabdilaahi Ibrahim Habane

Wasiirka W. W. & T.  Sare

Liiska Ardayda Bilaa Sharciga ah iyo War-bixinta Guddigii Baadhista sameeyay.

Ku: WasiirkaWasaaradaWaxbarashadaiyoTacliinta Sare.

Ujeeddo: ka warbixin

Maxamuud Axmed Cali tirada  F/One 295, Inta haysata Shahaado waa170  Intaaan Haysan waa 125 Arday.

Waxaan sharci Haysan Ardayda fasalada 2aad  iyo 3aad  waa 112, sharci waxaa ku fadhiyaa waa 20 Arday, Intaaan sharciga haysan imtixaankii hore aan ku jirin waa 92 Arday oo uu ku sheegay maamulku Drop Out iyo Repeat waxaa caddayn ah oo loo hayaana aanu jirin iyo sanadkii uu Repeat noqday midna.

Dugsiga A1-jasiira waxaa form 2&3 Arday Dhan 61 arday,  tirada form one waa 120 arday waxaa sharci haysta 26 arday waxaa shahaado aan haysanin waa 94 Arday. Ardaydaasi markii laga baadhay imtaxaankii Sanad dugsiyeedkii hore waa laga waayey, ka dib fasalka ayaanu lagalnay liiskii ardayda, ardayduna waxay noo sheegeen in ay badel ahaayeen, laakiin maamuluhu aanu wax badal ah na tusin ilaa haddana uu ku maqanyahay badalkii Ardaydaasi.

Allaa Mahad Leh

Xasan C/IaahiRooble

AgaasimahaWaaxdaKormeerkaGuud

Ardayda Aan Sharciga Haysan ee Dugsiga Sare M.A.ALI 2015/2016

No

MagacaArdayga

Fasalka

Meeshauukasoobedeshay

1

Cawo Cabdi Caydiid

2A

Repeat

2

Hoodo Maxamuud Maxamed

2A

Repeat

3

Jimcaale Muuse Aadan

2A

Repeat

4

SadiiqKoosaarAadan

2A

Repeat

5

Cabdiraxmaan Xuseen Diiriye

2A

Repeat

6

Farax Cabdi Aw rashiid

2A

Repeat

7

Hibaaq Axmed Cali

2B

Repeat

8

Jamiil Maxamed Haybe

2B

Out

9

CabdirisaaqKayseYuusuf

2B

Repeat

10

Maxamed Axmed Cali

2B

Repeat

11

Khaddar Siciid Ciise

2B

Repeat

12

MukhtaarKoosaarAadan

2B

Repeat

13

AsmaXirsi Cabdi

2B

Repeat

14

Xasan Cabdi Cumar

2B

Repeat

15

Yoonis Cabdixakiin Maxamed

2B

Repeat

16

CabdixakiinAamedCusmaan

2B

Repeat

17

Maxamed Salaan Axmed

2B

out

18

MustafeMuuseMaxamed

2B

Repeat

19

UmalkhayrXiisMaxamed

2B

Repeat

20

ShaaficiMuuseXasan

2C

Repeat

21

AsmaCaliIbraahim

2C

Repeat

22

YaasiinMaxamedXasan

2C

Out

23

MaxamedCabdiwahaabFaarax

2C

Repeat

24

XamseCabdirashiid Ali

2C

Repeat

25

XuseenIsmaacii1Cabdi

2C

Repeat

26

JimcaaleCabdiraxmaanIbraahim

2C

Repeat

27

JaabirAxmedCabdi

2C

Repeat

28

MunaFuaadMaxamed

2C

Out

29

SamatarCaydiidCismaan

2C

Repeat

30

XamdaAbiibFaarax

2C

Repeat

31

SayidCiiseAadan

2C

Repeat

32

MustafeCaliBuraale

2C

Repeat

33

CaydaruusCabdillahi Ali

2C

Repeat

34

MaxamedBaasheFaarax

2C

Repeat

35

Maxamed Maxamuud Ali

2D

Repeat

36

MunaMaxamedFaarax

2D

(Siihayn)

37

CabdicasiisSuurNuur

2D

Repeat

38

Maxamed MaxamuudCige

2D

Repeat

39

NimeoCabdillahiCaydiid

2D

Repeat

40

CabdiladiifC/RashiidYuusuf

2D

Repeat

41

ShaaficiAxmedMaxamed

2D

Hubin

42

XasanCabdirashiidCabdilaahi

2E

Hubin

43

AxmedIbraahimMaxamed

2E

Repeat

44

CabdifataaxKhaddar Axmed

Repeat

2E

45

CabdirisaaqXasanAxmed

2E

Repeat

46

MaslaxMaahirYuusuf

2E

Repeat

47

CabdiFataaxAxmedCabdi

2E

Repeat

48

MaxamedMuxumedAadan

2E

Repeat

49

XamseCabdiHaybe

2E

Repeat

50

NimcaanCabdiHaybe

2E

Repeat

51

CabdinajiibIsmaacii1Caabi

2E

Repeat

52

LiibanCabdiMuuse

2E

Repeat

53

LiibaanJaamacCawaale

2E

Repeat

54

SaleebaanCumarCabdillahi

2E

Repeat

55

MubaarikMaxamedMuuse

2E

Repeat

56

CabdiraxmaanCabdillaahiCaabi

2E

Repeat

57

CaydaruusCabdisalaanAxmed

2F

Repeat

58

XamseMaxamedCabdillaahi

2F

Repeat

59

XamseMaxamedIbraahim

2F

Repeat

60

IbraahinFaaraxMaxamuud

2F

Repeat

61

MaxamedCabdillahiCabdi

2F

Repeat

62

NaasirAbdi Maxamed

2F

Repeat

63

SiciidYuusufCabdillahi

2F

Repeat

64

SakariyeCabdilaahiismaaciil

2F

Out

65

YaasiinYuusuf Cali

2F

Repeat

66

SawdaMuuseFaarax

2F

Out

67

BashiirCabdiYuusuf

2F

Repeat

68

CabdilaahiMukhtaarMaxamed

2F

Repeat

69

AxmedYaasiinCabdillahi

2F

Repeat

70

AsiiliYuusufhamac

2F

Repeat

71

CumarMaxamedCumar

2F

Repeat

72

CabdiCasiisFuaadMuuse

2F

Repeat

73

CabdifataaxXasanXaashi

2F

Repeat

74

CabdilaahiMaxamed Boos

2F

Repeat

75

CabdirisaaqAxmedMaxamed

2F

Repeat

76

MaftuuxCabdikariin Shi. Ibraahim

2F

Repeat

77

IidCabdiCismaan

2F

Repeat

78

GuuleedCabdillaahi Cali

2F

Repeat

79

XamseXuseenShaqale

2F

Repeat

80

MaxamedAxmedMaxamed

2F

Repeat

81

CabdiraxmaanMaxamedXasan

3A

Repeat

82

SamiiraCabdilaahiXasan

3A

Repeat

83

CabdicasiisMaxamedXasan

3A

Repeat

84

AmiiraYaasiinXuseen

3A

Repeat

85

CabdiwaliCabdillaahiXasan

3A

Repeat

86

AdnaCabdirashiidCabdi

3A

Repeat

87

NimcoCabdicasiis Aw Cilmi

3A

Repeat

88

CabdiraxmaanBaasheCabdi

3A

Repeat

89

AxmedMoogeCismaan

3A

Repeat

90

SihaamMaxamuudCabdiraxmaan

3B

Repeat

91

CabdifataaxYuusufJaamac

3B

Repeat

92

GuuleedMaxamedAadan

3B

Repeat

93

CabdiraxmaanAxmedAadan

3B

Repeat

94

GuuleedMuuseFadal

3C

Repeat

95

QadanCali Maxamed

3C

Repeat

96

Khalid YuusufJamac

3C

Repeat

97

NimcoQoraneCismaan

3C

Repeat

98

SakariyeXuseenMaxamed

3C

Repeat

99

LiibaanCilmiCumar

3C

Repeat

100

CabdicasiisMaxamedXuseen

3C

Repeat

101

BukhaariMaxamedDaahir

3C

Repeat

102

XamseAdanCabdilaahi

3C

Repeat

103

CilmiCumarCilmi

3C

Repeat

104

Abdallalsmaaciil Abdi

3E

Repeat

105

CabdiraxmaanAxmedCismaan

3E

Repeat

106

JimcaaleXasanCabdilaahi

3E

Repeat

107

Khadra Ahmed Kayse

3E

Repeat

108

Muna MaxamuudIsmaaciil

3E

Repeat

109

NimcaanCiiseMaxamed

3E

Repeat

110

CabdirashiidAxmedMaxamed

3E

Repeat

111

MaxamadCabdirashiidJaamac

3E

Repeat

112

XamdaFaysal Aw Cali

3E

Repeat

113

CabdisamadlbraahinSiciid

3E

Repeat

 

Dugsiga sare ee M.A.Ali 1A

 

NO

Magaca

1A

1. 

Abdiaziz Hassan Ahmed

1A

2. 

AbdinasirAbsilahi Aden

1A

3. 

Abdirahman Muse All

1A

4. 

Abdirizak Yasin Hassan

1A

5. 

AbdirizakAbdisalan Hassan

1A

6. 

Ahmed DeeqNuur

1A

7. 

Ahmed-yasin Najib Osman

1A

8. 

Deeq Abdi Hussein

1A

9. 

Farah Mohamoud Aynaanshe

1A

10

Fardous Mohamoud Nuur

1A

11

FaysaAways Mohamed

1A

12

Fuad Mohamed All

1A

13

Hamda ali Mouse

1A

14

HudayfiAbdisalan Aden

1A

15

Isra All Hassan

1A

16

JimcaaleAbdilaahi Mohamoud

1A

17

Kama! Hussein Dayib

1A

18

Mohamed All Esse

1A

19

Nagad Mohamed Farah

1A

20

Najma Abdilahi Mohamed

1A

21

Najma Elmi Yousuf

1A

22

Nimco Mohamed Musse

1A

23

Omer Abdilahi Abdi

1A

24

Saed H.Abdikariim Hussein

1A

25

Saed Hussein Elmi

1A

26

SahalAbdikariim Muse

1A

27

Saleban Omer Hassan

1A

28

Suahaybabdirahman Mohamoud

1A

NO

NAME

1B

1

Abdikanijama Mohamed

1B

2

Abdikani Mohamed Abdi

1B

3

Abdikani Mohamed Hassan

1B

4

Abdikarin Aden Rooble

1B

5

Abdisalan Mohamed Hussein

1B

6

AbdiashakuurAbdirashiid Hassan

1B

7

Ahmed All Jama

1B

8

Awale Eid Ismail

1B

9

BadraJimcaleHayan

1B

10

Farhan Abdi All

1B

11

HabsaDayib Hussein

1B

12

Hamse Mohamed Omer

1B

13

Mohamed Abdi Esse

1B

14

Mohamed Aden Ismail

1B

15

Mohamed Ahmed Aden

1B

16

Mohamed Ahmed Jama

1B

17

Mohamed JimcaaleHayan

1B

18

Mubarik Abdirahman Abdilahi

1B

19

Mustafe Mohamoud jama

1B

20

Sadik Mohamoud Elmi

1B

21

Sayid-Ali Dahir Hussein

1B

22

Saynab Mohamoud Ismail

1B

23

Suhayb Mohamed Ahmed

1B

24

TayasirAbdirashiid Saed

1B

NO

NAME

1C

1

Abdiaziz All Mohamed

1C

2

Abdirahman Hussein Mohamed

1C

3

Abdirahman Mohamed Mohamoud

1C

4

Abdirisak Deeq Hassan

1C

5

Abdirisak Yussuf Hersi

1C

6

Abdishakuur Mohamed Nuur

1C

7

Ahmed Abdi Hariir

1C

8

All Abdirahman Hassan

1C

9

Hamse Hussein AW-Jama

1C

10

Hamse Mohamed Haybe

1C

11

Hussein Hassan Abdi

1C

12

Ibrahim Abdilahi Ibrahim

1C

13

Jibril Abdi Mohamed

1C

14

Mohamed Aden Hussein

1C

15

Mohamed Ibrahim All

1C

16

Mohamoud Mohamed Muhumed

1C

17

Mukhtar Hussein Elmi

1C

18

Muna Khadar Ahmed

1C

19

Nagad Ahmed Muse

1C

20

Najah Ahmed Mohamed

1C

21

Nasru-diin Abdi Yuusuf

1C

22

Omer Kayse Abdilahi

1C

23

Shafici Hassan Mohamed

1C

24

Suhayb Mustafe Aden

1C

NO

NAME

1D

1

Abdalle Muse Mohamed

1D

2

Abdirashid Mohamed Ahmed

1D

3

Abdiwahab Mohamed Ali

1D

4

Ahmed Abdi Ibrahim

1D

5

AsmaAbdirizak Rage

1D

6

Ayanle Faysal Omer

1D

7

Deeqa Osman All

1D

8

Hodan Deeq Jama

1D

9

Hussein Muse Mohamed

1D

10

Juweria Ali Yasin

1D

11

Mohamed Ahmed Abdi

1D

12

Mohamed Yusuf Elmi

1D

13

Mustafe Abdi Ali

1D

14

Mustafe Aden Abdilahi

1D

15

Najma Saed Mohamed

1D

16

Nimco Dahir Aydiid

1D

17

Nimco Hassan Abdilahi

1D

18

Nimco Mohamed Ali

1D

19

Samsam Sulub Hassan

1D

20

Yasin Abdiwahab Mohamoud

1D

NO

NAME

1E

1

Abdiaziz Ahmed Omer

1E

2

AbdiazizYussuf All

1E

3

Abdikani Ahmed Muse

1E

4

Abdirahman Mohamed Dirie

1E

5

AbdirashidSaleebanJama

1E

6

AsmaNuur Osman

1E

7

BashiirMohamoudDuale

1E

8

Liban Aden Mohamed

1E

9

LibanAwilRaabi

1E

10

Mohamed AbdiAbdilahi

1E

11

Mohamed AbdirizakAwil

1E

12

Mohamed Ibrahim Hussein

1E

13

Mohamed Mohamoud Mohamed

1E

14

Mohamed MohamoudDuale

1E

15

Najah Ahmed Jama

1E

16

Nimco Osman Mohamed

1E

17

Ridwan Omer Jama

1E

18

Sadik Ibrahim Mohamed

1E

19

Saed Hassan Elmi

1E

20

Saynab Ahmed Mohamed

1E

21

Tayasirkayd Ibrahim

1E

22

Umal-khayrjama Ismail

1E

23

YasinAsadMuhumed

1E

24

FathiKhadarJama

1E

25

Hamda Mohamed Abdi

1E

26

KawsarAbdiDuale

1E

27

 Bilaal Maxamed Ducaale

1E

Ardayda Aan Sharciga Haysan ee Dugsiga Sare Al-Jasiira 2015/2016

 

No

Name

fasalka

1

c/casiisbashe c/Iaahi

1A

2

c/fataax xuseen cismaan

1A

3

c/jibaarmaxamed c/Iaahi

1A

4

c/Iaahimaxamedmaxamud

1A

5

c/naasir c/rashiid c/Iaahi

1A

6

c/qani wall ciise

1A

7

C/raxmaan lid kilaas

1A

8

c/raxmaan call cumar

1A

9

c/raxmaan xuseen xasan

1A

10

c/raxamaankaysenuur

1A

11

c/raxmaanmaxamedismaaciil

1A

12

c/salaam maxamamuudcabdi

1A

13

c/raxmaanmuusecabdi

1A

14

Abshir cabdibaaruud

1A

15

Aadan ibraahimjaamac

1A

16

Aadan muuse Aadan

1A

17

Axmed xariir Axmed

1A

18

Axmed maxamaedmaxamuud

1A

19

Ayaanlerashiid C/Iaahi

1A

20

Daauudshacbaan C/Iaahi

1A

21

Farxaanmaxamed xuseen

1A

22

Gulled Axmed Yuusuf

1A

23

Xamsedayibmuuse

1A

24

Xamseismaaciilfaarax

1A

25

Xamsemaxamedcabdi

1A

26

Ibraahim Axmed Cabdi

1A

27

Jamaal baashe Cabdi

1A

28

Kamala Cabdi maxamed

1A

29

Khaalidbaashemaxamuud

1A

30

Khaddar cabdigiire

1A

31

Khaalidnuurcabdi

1A

32

Khayremaxamedcumar

1A

     

33

Maxamed C/laahijibriil

1A

34

Maxamed ismaaciil Aadan

1A

35

Maxamed c/rashiidxasan

1A

36

Mustafe maxamed Axmed

1A

37

Mustafe C/raxmaanraabi

1A

38

Mustafe Abshir ismaaciil

1A

39

Mustafe maxamedcabdi

1A

40

Mustafe maxamedsiciid

1A

41

Nagiib C/raxmaan Maxamed

1A

42

Najiib C/laahijaamac

1A

43

Najiibmaxamed xuseen

1A

44

Ridwaan khaddar Cumar

1A

45

Siciid yaasiinmaxamed

1A

46

Sakariye c/raxmaanmaxamed

1A

47

Sakariye Axmed Aadan

1A

48

Sakariye Axmed ismaaciil

1A

49

Shaafici c/laahimaxamed

1A

50

Shaafici Aadan muxumed

1A

51

Suhaycabdigiire

1A

52

Suldaanmubaarik Axmed

1A

53

Yaxye c/raxmaanjaamac

1A

54

Yaxyedaahircabdi

1A

55

Yaasiin c/qanixirsi

1A

56

Yaasiin c/shakuur call

1A

57

Adana Aadan cumar

1B

58

Asma Axmed Maxamed

1B

59

Ayaan Maxamed Axmed

1B

60

Fihiimacumar Muuse

1B

61

Fayse c/rashiidfaarax

1B

62

Farax C/laahi Axmed

1B

63

Farax mustafe Axmed

1B

64

Xabiiba Aadan muxumed

1B

65

Xamda c/raxmaanmuuse

1B

66

Xamda khaddar jaahuur

1B

67

Hoodo xuseen muxumed

1B

68

Hoodo mustafe maxamed

1B

69

Huda c/rashiid Axmed

1B

70

Idil c/laahiimaxamed

1B

71

Istaahilmaxamedmuuse

1B

72

istaahil nuux daahir

1B

73

Khadra faraxaan c/raxmaan

1B

74

Khadra ibraahimnuur

1B

75

Muna xasanmaxamed

1B

76

Najma c/laahicabdi

1B

77

Najaxmaxamuud c/raxmaan

1B

78

Najma ibraahimyuusuf

1B

79

Najma iimaanmaxamed

1B

80

Nimco c/laahijaamac

1B

81

Nimco c/rashiid Axmed

1B

82

Nimco call ibraahim

1B

83

Nimco maxamed c/laahi

1B

84

Raaqiyaxasan Axmed

1B

85

Safiya C/rashiid Axmed

1B

86

Safya call ibraahim

1B

87

Sagalfarxaandayr

1B

88

Samsam xamsemaxamed

1B

90

Shacbaanibraahim c/laahi

1B

91

Suhuurmaxamedcali

1B

92

Ubax Axmed maxamed

1B

93

Ugbaad Adan Maxamed

1B

94

Xigma khaddar xasan

1B

NO

MagacaArdayga

Fasalka

1

Cabdirisaaq Xariir Cumar

2A

2

Axmed Yuusuf Xaashi

2A

3

AmiinFarxaan Xasan

2A

4

Guuleed Mustafe aadan

2A

5

Mahad Rashiid Mohamed

2A

6

Maxamed Iimaan Rashiid

2A

7

Khadar Xasan Axmed

2A

8

Maxamed Cabdilaahi Maxamed

2A

9

Maxamed Axmed Daahir

2A

10

Maxamed Biixi Cabdilaahi

2A

11

Mubaaric Maxamed Cabdi

2A

12

Mubaarikaadan Maxamed

2A

13

Cumar Yuusuf Xasan

2A

14

Sakariye Axmed Aadan

2A

15

YaasiinCabdikariim Maxamed

2A

NO

MagacaArdayga

Fasalka

1

Asma Maxamed Cabdi

2B

2

Filsan Siciid Faarax

2B

3

Mahiigaan Xasan Maxamed

2B

4

Mushtaaq Axmed Muuse

2B

5

XamdaCusmaanAbokor

2B

6

XafsaBaashe Maxamed

2B

7

Najma Maxamed Cabdi

2B

8

Nasiim Maxamed Cali

2B

9

NasraCabdirashiid Xasan

2B

No

MagacaArdayga

Fasalka

1

Cabdikariim Axmed Haaruun

3A

2

Cabdiraxiim Siciid axmed

3A

3

Cabdiraxmaan Cumar ibraahim

3A

4

Cabdirisaaq Yuusuf Xaaji

3A

5

CabdishakuurKoosarQaasim

3A

6

CabaasjaamacCiise

3A

7

AmiinIsmaaciil Cumar

3A

8

Fahad Cabdirashiid Faarax

3A

9

Xasan Axmed Maxamed

3A

10

Xasan DeeqIsmaaciil

3A

11

Maxamed cumarJaamac

3A

12

Maxamed JibriilCabdilaahi

3A

13

Maxamed Muuse Maxamed

3A

14

Muktaar Cabdi Giire

3A

15

Mustafe Maxamed Caydiid

3A

16

Cabdirisaaq Xasan Faarax

3A

17

Mukhtaar Muuse Mohamed

3A

18

Ridwaan CabdiqaadirCabdiraxmaan

3A

19

Sakeriye Cabdi Giire

3A

20

Shamsudiin Maxamed Ismaaciil

3A

21

Sidiq Xuseen Cabdilaahi

3A

22

Sakeriye Maxamed Xasan

3A

23

Yaasiin Cabdi Muxumed

3A

NO

MagacaArdayga

Fasalka

1

AxlaamKhaliifBashiir

3B

2

Ayaan Axmed Xasan

3B

3

Fadxa Xasan Nuux

3B

4

XamdaCabdiraxmaan Maxamed

3B

5

Xayaad Aadan maxamed

3B

6

Hibo Xasan Nuux

3B

7

lido Cabdiraxmaan Maxamed

3B

8

MarwoJaamac Axmed

3B

9

Nafiisa Maxamed Cabdi

3B

10

Naciima Maxamed Maxamuud

3B

11

Nasteexomaxamed Warsame

3B

12

Nimco Cabdilaahi Maxamed

3B

13

Ubax Daauud Cabdi

3B

14

Samda Mustafe Maxamuud

3B

 

Dhamaysnews.com/Hargeisa Office

Leave a Reply

Open chat
soo dhawoow walaal