War ka Farxiyay Da’yarta ku Nool Deegaanka Abaarso ee Galbeedka Hargeysa

Hargeysa (DMG)- Ururka Haweenka Hoodaale ayaa siweyn uga Farxiyay 130 Arday oo wax ka Barta Machadka Barashada Quraanka Kariinka iyo Culuunta Islaamka ee Deegaanka Arabaarso, Faah Faahinta warkaasi Halkan hoose ka Daawo.