War Farxad-leh oo ka Soo Yeedhay Gudiga Horumarinta & Ganacsatada DegmaddaIbraahim Kood-buur

Hargeysa (Dhamays)- Wajigii kowaad ee ololihii lagu Banaynaayay jidaka xidhan ee xaafada Guul-Allah Baddacas ee Degmadda Ibraahim koodbuur Ayaa la soo Gabogabeeyay kaas oo lagu baneeyay ugu yaraan 17 wado oo uu xidhay geedka garanwaaga ahi.

ugu horeyn waxa ka hadlay Gudoomiyaha Degmadda Ibraahim koodbuur Maxamed Salaan Maxamed Subeer waanu sheegay Qorshayaasha la doonaayo in lagu horumariyo Degmadaasi koodbuur.

Geestooda Gudiga horumarinta xaafadaha kala duwan ee Degmada Ibraahim kood-buur oo isugu jira Culimaa’udiin Madaxdhaqmeed iyo Aqoonyahan ayaa iyana ka hadlay Faaiidada jidadkaasi u yeelandoonaan Bulshada iyo sida ay diyaarka ugu yihiin hawlaha horumarineed ee Dawlada hoose ka wado degmadooda.

Open chat
soo dhawoow walaal