“Waan Jarjari lahaa Hadaan hayn-lahaa warqadii Citiraafka Somaliland” Faysal Caliwaraabe

Hargeysa (Dhamays)- Gudoomiytaha Xisbiga Cadaalada iyo Daryeelka Somaliland ee Ucid oo ka qayb galay munaasibad lagu soo bandhigaayay mid ka mid ah, musharax golaha Deegaanka ee Hargeysa, ayaa waxa uu ka hadlay Baahida iyo Dayacnaanta ka muuqata Caasimada Jamhuuriyadda Somaliland ee Hargeysa, Faah-faahinta warkaasi Halkan Hoose ka Daawo. 

Open chat
soo dhawoow walaal