Hargeysa (Dhamays) – Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil Haaruun, ayaa soo saaray Muxaadaro cusub, taasi oo uu si gaar ah ugaga hadlayo isla-markaana ku sharraxayo Sifooyinka HOGGAAMIYAHA WANAAGSAN.
Mudaarradan oo Sheekhu Habeen hore ku qabtay Huteelka Guuleed ee Magaalada Hargeysa, ayaa isaga oo soo daliishanaya Aayaadka Qur’aanka Kariimka ah, Axaadiista Nebigeenna Muxamed (CSW) iyo Buugaagta Cilmiga ah ee Aqoonyahannada Adduunku ka qoreen Sifooyinka Hoggaamiyaha Wanaagsan ee Ummad Hoggaamin kara, ayaa waxa dhegaysigeeda ka qayb-galay boqollaal Qof.
Muxaadarradaasi oo aad muhiim u ah halkan Hoose Ka Daawo
Dhamaysnews.com/Hargeisa Office