Hargeysa (Dhamaysnews)- Ururka Samo-falka Waddaniga ah ee Madar-Alkhayriya ayaa deeq raashin ah gaadhsiiyay 100 qoys oo ka mid ah dadka abaartu saamaysay ee Ku Sugan deegaanada Qudhaca-aburiin, harta cadaad, xidhinta iyo harta Geelle oo ay wakhtigan ku Sugan yihiin dad fara-badan oo ka mid ah xoola dhaqatadii ay abaaru ka soo barakicisay Gobolada Bari ee Somaliland.
Geesta Kale Ururka Samo-falka ah ee Madar-alkhayriya ayaa Bacaha Laga Galo Roobka Iyo Bustayaasha Dhaxanta Gudoonsiiyey 20 Qoys oo Ka mid ah dadkaasi Tabaalaysan, Faah-faahinta Warkaasi Halkan hoose Ka Daawo.