Hargeysa (Dhamays)- "Tijaarta Hanalaga Qabto, Raashinka Cirka Lageynaayo……" "Tijaarta Hanalaga Qabto, Raashinka Cirka Lageynaayo…." Warbixin Uu Diyaariyey Abwaan Sidiiq Burmad, ayaa iftiimisay sida Dadweynaha Somaliland u soo dhaweeyeen Ama ugu Diirsadeen hoos U Dhaca Dollar-ka Iyo Maceeshada, Faah-faahinta warkaasi halkan hoose ka Daawo.