Taakulo La Gaadhsiiyey Dadkii Abaartu Soo Barakicisay Ee Ku Sugan Deegaanka Carro Yaambo + Video

Hargeysa (DMG)- Qaar kamid ah Bulshaweynta Somaliland Ayaa Taakulo Gaadhsiiyey Dadka abaartu Saamaysay ee Ku Sugan Deegaanka Carro Yaambo Ee Galbeedka Caasimada JSL Ee Hargeysa, Faah-faainta Warkaasi Halkan Hoose Ka Daawo.

Leave a Reply

Open chat
soo dhawoow walaal