Hargeysa (DMG)- Sheekh Adam Xaaji Maxamud (Sh.Adam-Siira) Ayaa Taakulo Gaadhsiiyey Dadkii abaaruhu ka Soo Bara-kiciyeen Gobolada Bari Ee Somaliland, isla Markaana Ku sugan Deegaanka abaarso ee Galbeedka Hargeysa.
Mucaawimadan La Gaadhsiyey Dadkan barakacayaasha ah Ayaa isugu jirta Bustayaal, Bacaha Roobka Iyo Dharka Caruurta La gaadhsiiyey, Faah-faahinta Warkaasi Halkan Hoose Ka Daawo.