Hargeysa (Dhamays)- Suldaanka Mawliid Cali ibraahim Sudaanka Guud ee Beelaha Sacad Muuse, ayaa hadalo Duco Iyo Dardaaran ah Ka Jeediyay Munaasibad Lagu Caleemo saarayay Suldaanka Guud ee Beesha Cabdiraxmaan Sacad Muuse oo Siweyn Loogu Caleemo Saaray Caasimmadda Jamhuuriyada Somaliland ee Hargeysa, Faah-faahinta warkaasi Hoos Ka Daawo.