Somaliland: Tirada Dhimashada Xannuunka Covid-19 Oo korodhay iyo Dadka uu Soo Ritay

Hargeysa (Dhamays) Hal qof ayaa ugu geeryooday xannuunka Covid-19 Somaliland, waxaana xanuunkan laga helay 6 qof oo kale.

Tiradda xannuunkan u naf weyday ayaa noqonaysa 5 qof, halka dadka uu ku dhacayna ay noqonayaan 40 qof.

Dr. Maxamed Cabdi Xergeeye Aggaasimaha Guud ee Wasaarada horumarinta Caafimaadka Somaliland Ayaa warbixintii Maalinlaha ahayd ee uu Bulshada la wadaagi jiray kaga waramay arintaasi Xanuunka Covid 19.

Open chat
soo dhawoow walaal