“Somaliland Maanta waxay Maraysaa Heer Qofkii hadla La yidhaa waa Qaran Dumis” Xoghayaha Xisbiga Waddani + Muuqaal

Hargeysa (Dhamays)- Maxamed Cabdilaahi uur-cade, Xoghayaha Guud ee Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani ayaa Madaxtooyada Somaliland ku eedeeyey Xadhiga Xubno ka Tirsan Siyaasiyiinta Xisbiga Waddani, Faah-faahinta warkaasi hoos Ka Daawo.

Leave a Reply

Open chat
soo dhawoow walaal