“Somaliland in laysku Guumaysto Looma aas-aasin, cidina nagama…” Professor Geedoole

Hargeysa (Dhamays) – Md, Faarax Cilmi Geedoole Wasiirkii hore ee Wasaaradaha Beeraha Iyo Waxbarashada Somaliland Isla markaana ah Siyaasi Ruug-cadaaya oo bulshadu siweyn u qadariso, ayaa waraysi gaar ah oo uu Siiyay Wariye Mawliid Cumar Kibaar oo kamida Suxufiyiinta la shaqeeya Wasaarada Waxbarasha iyo Sayniska JSL.

waraysigan uu wariye kibaar la yeeshay Professor Geedoole ayaa waxa uu mr. Geedoole ka hadlay Arrimo badan oo wakhti xaadirkan ka taagan dalka, hadaba waraysigaasi oo dhamays-tiran ayaanu idiinku Soo gudbinaynaa halkan ee Daawasho Haboon.

Open chat
soo dhawoow walaal