Somaliland: 75 Arday oo Deeq waxbarasho ka helay hay’adda AET

Hargeysa (Dhamays)- Wasiir kuxigeenka wasaaradda waxbarashada iyo Sayniska Md.Axmed Xasan Nuur ayaa maanta ka qaybgalay munaasibad 75 ardey lagu guddoonsiinayey deeq waxbarasho oo ay ZEBRA Foundation u soo mariso hay’ada hay’ada AET., Faah-faahinta warkaasi halkan hoose ka Daawo.

Open chat
soo dhawoow walaal