Hargeysa (Dhamays)- Sheekh Adam Xaaji Maxamuud Xirsi Xiiray (Sh.Adam-Siira) ayaa Deeq Raashin ah Gaadhsiiyay 200 Oo Qoys oo kamid ah Dadka abaatu Saamaysay ee Ku Sugan Deegaanka Caro-yaambo ee Galbeedka Hargeysa, Faah-faahinta warkaasi Hoos Ka Daawo.