Sheekh Aadan-Siiro Oo Arrimo Xaasaasiya Maanta Kaga Hadlay Khudbaddii Salaadda Ciidda + Daawo Muuqaal

Hargeysa (Dhamays) – Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Sheekh Aadan-siiro), ayaa Khudbaddii Salaadda Ciidda ee Maanta kaga hadlay Arrimo xaasaasiya.

Sheekh Aadan-Siiro wuxuu sheegay in Hantidii Ummaddu wada lahayd ee Somaliland, ee la doonayey in wax loogu qabto Dadkii Dalka u soo halgamay ay Dad gaar ah oo xilligan qaarkood Xajka ku maqan yihiin ay si gaar ah uga faa’ideysteen.

Leave a Reply

Open chat
soo dhawoow walaal