Reer Burco oo aan u kla hadhin Soo dhaweynta Madaxda Xisbiga Waddani

Burco (Dhamays)- Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) Musharaxa Madaxweyne ee Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani Iyo Gudoomiyaha Xisbigaasi Xirsi Cali Xaaji Xasan iyo Wefti Balaadhan oo ay Hogaaminayaan ayaa Si balaadhan loogu soo Dhaweeyay Xarunta Gobolka Togdheer ee Burco, Faah-faahinta Warkaasi Halkan hoose Ka Daawo.

Open chat
soo dhawoow walaal