RAYAALE Oo Hambalyeeyay Madaxweynaha La Doortay Ee Somaliland

Hargeysa (Dhamays) – Madaxweynihii hore ee Somaliland Md. Daahir Rayaale Kaahin, ayaa Hambalyeeyay Madaxweynaha cusub ee loo doortay Somaliland.

Daahir Rayaale Kaahin, waxa kale oo uu amaanay qaabkii Doorashadu u dhacday iyo Musharraxiintii Mucaaradka ee Aqbalay Natiijada Doorashada uu ku guuleystay Muuse Biixi Cabdi

Warkaasi oo Muuqaal ah Halkan Hoose Ka Daawo

Dhamaysnews.com/Hargeisa Office

Leave a Reply

Open chat
soo dhawoow walaal