Hargeysa (Dhamays)- Xubno Ka mid Ah Dhalinyarada Somaliland Isla markaana ka soo kala Jeeda Gobolada kala duwan ee Dalka Ayaa Si Adag Uga Soo Hor Jeestay Saldhiga Malatari ee Imaaraadka Carabtu Ka Samaysanaayo Magaalo Xeebeeda Berbara ee Xarunta Gobolka Saaxil, Faah-faahinta warkaasi Hoos Ka Daawo.