Nuxurka Kulankii Abwaanada Dalku U Qabteen Madaxda 3-da Xisbi Qran Ee Somaliland + Video

Hargeysa (DMG)- Abwaannada Somaliland ayaa Kulmiyey Guddomiyayaasha Saddexda Xisbi Iyo Nuxurka Kulankaasi Afarta Dhinac Kadib Warbaahinta U Sheegay in ay Wax Isla Afgarteen + Muuqaal

Hargeysa (Maalmaha) – Abwaannada waaweyn ee Somaliland, ayaa Maanta iskugu yeedhay Hoggaamiyeyaasha Saddexda Xisbi Qaran ee Somaliland si ay uga wada-hadlaan muranka ka taagan in Doorashada Madaxtooyada la qabto Xilligii loo qorsheeyay iyo in dib loogu dhigo Gurmadka Abaaraha jira awgood.

Guddoomiyeyaasha Xisbiyada KULMIYE Muuse Biixi Cabdi, UCID Faysal Cali Waraabe, Iyo WADDANI Cabdiraxmaan-Cirro ayaa kulankii ay Abwaannadu la yeesheen ka dib, la hadlay Saxaafadda waxayna faahfaahiyeen waxyaabaha ay isku afgarteen, Faah-faahinta warkaasi Halkan Hoose ka Daawo.

Leave a Reply

Open chat
soo dhawoow walaal