Hargeysa (DMG)- Xildhibaan Xaaji Cabdikariim Xuseen (Cabdi-waraabe) ka mid ah Xildhibaanada Golaha Guurtida ee Somaliland ayaa markii u horeysay ka hadlay Arrimaha Doorashada Iyo abaarta Xun ee Dalka ka Jirta, Faah-faahinta Warkaasi Halkan Hoose Ka Daawo.