“Nin-weyn Geeridiisuna Waa Waxtar” Maxamed Xasan Cali Waji + Muuqaal

Hargeysa (Dhamaysnews)- Wasaarada Dhaqanka Iyo Dalxiiska Somaliland ayaa Hadhimo Sharafeed ku Maamuustay Golaha Murtida Iyo Abwaanada Somaliland Oo Dhawaan Kaalin Muuqata Ka Ciyaaray Isku Soo dhaweynta Xisbiyada Siyaasada Dalka Iyo Soo afjarista Hadala Turxaanata Leh ee ay warbaahinta isu Marin Jireen Madaxda xisbiyada qaranku.

 

 Munaasibad Loo Qabtay Bahda Abwaniinta ayaa ahayd mid loogu mahadnaqaayo abwaaniinta Dalka oo dhawaan Kulamo is daba joog ah u qabtay madaxda xisbiyada qaranka komishinka Doorahooyinka Iyo Guurtida oo ay kaga Codsanayaan in ay Joojiyaan Kambaynada maadaama wakhtigan ay Tahay xili Abaar xumi Waddanka Ka jirto.

 

 Xafladaasi lagu Maamuusayey Abwaaniinta ayaa waxa ka hadlay Suxufiga Ruug Cadaaga ah ee Maxamed Xasan Cali Waji, sidoo kalena ka mid ah Golaha abwaaniinta Somaliland, Faah-faahinta Warkaasi Halkan Hoose Ka Daawo.

Leave a Reply

Open chat
soo dhawoow walaal