“Nika Go’aankii Maxakamada Diidan ee Go’aankii Golaha Diidan, Muxuu Doonayaa” Xubno Kamida Golaha wakiilada Somaliland + Video

Hargeysa (Dhamays)- Xildhibaano Kamid ah Golaha Wakiilada Somaliland islamarkaana Ka Tirsan Xisbiga Kulmiye ayaa Sheegay Inaanay Gor-Gortan Laga Gali Karin Go’aankii Maxkamadda sare,Kana Hadlay Balamo Xildhibaanadda Waddani Kaga Baxeen, Faah-faahinta Warkaasi halkan Hoose Ka Daawo.

Leave a Reply

Open chat
soo dhawoow walaal