“Muuse Hooyadaybuu Caayay kabuu igu soo Tuuray waan iska Aamusay..” Faysal Caliwaraabe

Hargeysa (shirweynihii 4aad ee xisbiga Mucaaradka ah ee Ucid ayaa lagu soo Gabagabeeyay Magaalada Hargeysa, Gunaanadkii Munaasibadaasi oo mar 4aad Gudoomiye loogu doortay xisbiga Cadaalada Iyo Daryeelka ee UCID ayaa Waxa ka hadlay Eng, Faysal Cali-waraabe Faah Faahinta Warkaasi halkan Hoose ka Daawo.

Open chat
soo dhawoow walaal