Hargeysa (Dhamays)- Marwo Saamiya Muuse ayaa waxay u tartamaysaa ka mid noqoshada Golaha Deegaanka Caasimada Waddanka Finland ee Helisinki, Hadaba Barnaamij Kooban oo Warbaahinta Dhamays Media Group Ka Diyaarisay Musharaxad Saamiya Muuse, Hoose Ka Daawo.