muuse biixi[/caption]Hargeysa (Dhamays)- Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye ahna Murashax Madaxweyne ee xisbigaasi Muuse Biixi Cabdi Oo Khudbad Dhinacyo Badan Taabanaysa Ka Jeediyey Munaasibad Lagu Soo Dhawaynayey Taageerayaal Ku Biiray Kulmiye, Faah-faahinta warkaasi halkan Hoose Ka Daalaco.