Masuuliyiinta Ka Mid ah Golaha Deegaanka Hargeysa Oo Soo Kormeeray Xarun Lagu Daryeelo In ka Badan Boqol Caruurta Agoon maha ah

Hargeysa (DMG)- Qaar Ka Mid ah Xildhibaanada Golaha Deegaanka Hargeysa ayaa soo kormeeray Xarun Lagu Daryeelo in ka badan boqol Caruurta Agoomaha ah oo kutaala degmada Axmed Dhagax ee Magaalada Hargeysa, Faah-faahinta Warkaasi Halkan Hoose Ka Daawo.

Leave a Reply

Open chat
soo dhawoow walaal