Hargeysa (DMG)- Wasiirka Warfaafinta Somaliland Cismaan Cabdilaahi Saxardiid Cadaani ayaa Ka Hadlay Arimo Badan Oo ay ka Mid yihiin Safarkii Madaxweynaha ee Gobolada Bari.
Wasiir Cadaani Waxa Kale Oo uu Jawaab Ka Bixiyey Hadalo Ka soo Yeedhay Xisbiga Mucaaradka ah ee Wadani, Faa-faahinta Warkaasi Halkan Hoose Ka Daawo.