Magaalada Hargeysa Oo Laga Furay Hoteel Hilib-Geele Casriya Iyo Goobta Laga Furay + Video

Hargeysa (Dhamays)- Xaafada 150 ee Magaalada Hargeysa ayaa laga Furay Hotel Hilib-Geele ah Oo Casriya. Munaasibada Furitaanka Hoteelkan Oo ah Boodaale 3 ayaa waxa Ka soo Qayb Galay Qaar ka mid ah Masuuliyiinta xisbiga Kulmiye, Madax-dhaqmeed Iyo Marti sharaf Kale, Faah-faahinta Warkaasi Hoos ka Daawo.

Open chat
soo dhawoow walaal