Hargeysa (DMG)- Abaaro Ba’an Oo Ka Jira Gobolada Somaliland Darteed Ayaa xukuumadu ku Baaqday In Salaadii Roob-doon ah Allah Lagu Baryo Raxmaadkiisa.
Baaqaasi kadib Waxa Maanta siweyn Looga Oogay Salaadaasi Roob-doonta ah Dhamaan Gobolada Somaliland Gaar ahaan Magaalada Ceerigaabo ee xarunta Gobolka Sanaag, Faah-faahinta warkaasi halkan hoose Ka Daaawo.