Hargeysa (DMG)- Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo, Madaxweynaha Somaliland Ayaa kulan La yeeshay Qaar ka mid ah Ganacsatadda Waaweyn Iyo Xubno Wasiiro Ah.
U Jeedada Kulankaasi ayaa waxa ka warbixiyey afhayeenka Madaxtooyada Xuseen Adam Cigge (Xuseen-dayr), Faah-faahinta Warkaasi Halkan Hoose Ka Daawo.