Hargeysa (DMG)- Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo Ayaa Dalka Dib Ugu Soo Laabtay kadib Markuu Mudo 7aad ah Safar ugu Maqnaa Dalka Itoobiya.
Madaxweyne Siilaanyo ayaa Saxaafada Uga Warbixiyey Safarkiisaasi, Faah-faahinta warkaasi Halkan hoose Ka Daawo.