Madaxweyne ku Xigeenka Somaliland Oo Xadhiga Ka Jaray Ganacsi Nuuceesu ku Cusub Yahay Dalka + Video

Hargeysa (Dhamays)- Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaciil Saylici, Madaxwayne Ku Xigeenka Somaliland ayaa Xadhiga Ka Jaray Shirkad lamagac baxday hilibsan oo si Casriya u iibin doonta noocyada Hilibka xoolaha, Faah-faahinta warkaasi Hoos Ka Daawo.

Leave a Reply

Open chat
soo dhawoow walaal