Hargeysa (Dhamays)- Xuska Maalinta Dhalinyarada Aduunka Oo ku Beegnayd 12-08-2017 ee shalay ayaa Lagu qabtay Caasimada Somaliland ee Hargeysa.
Munaasibadan oo ahayd mid siweyn loo soo aggaasimay ayaa Waxa ka Qayb galay Cabdiraxmaan Cabdilaahi Saylici, Madaxweyne ku xigeenka Somaliland, Md, Cabdiraxmaan Aw-Cali Faarax Madaxweyne ku Xigeenkii 2-aad ee JSL, Wasiirada Wasaaradaha Ciyaaraha Iyo Shaqada Iyo arrimaha Bulshada, Madaxda Dalada Dhalinyada ee Sonyo Iyo Marti Sharaf kale, Faah-faahinta warkaasi halkan Hoose Ka Daawo.