Madaxweyne Jsl iyo Madaxda Qaranka Oo Ka Qayb Galay Aas Qaran oo Loo Sameeyey Marxuum Cumar Nimcaale oo kamid ahaa Ragii Tacabka Soo Galiyey Dalka.

Hargeisa(Dhamays)-Alle haw Naxariistee waxaa Magaalada Hargeisa maanta aas Qaran loogu sameeyey marxuum Siyaasi Cumar Maxamuud Nimcaale (cumar-yare) oo kamid ahaa ragii waxtarka weyn kasoo qabtay qaranka jsl Wakhtigii Xoriyada laqaatay ee 1960 ilaa Xukuumadii Madaxweyne Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal, isagoo xilal kala duwan kasoo qabtay ilaa heer wasiir ah, Faahfaahinta Barnaamijkaasi Halkan Hoose ka Daawo.

Open chat
soo dhawoow walaal