“Madaxweyne Dhulkii Dhibaato Badan baa ka Taagan, Iyada oo Magacaagii La Isticmaalayo” Sh.Adam-siira

Hargeysa (Dhamays)- Sheekha Adam Xaaji Maxamuud Sheekh Adam-siira oo kamida Culimada waaweyn ee Somaliland ayaa khudbadii jimcaha ee 03-07-2020 waxa uu kaga hadlay arrimaha dhulka, Isaga Oo Fariin u Diray Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md, Muuse Biixi Cabdi, Khudbadaasi oo Dhamaystiran Halkan Hoose Ka Daawo.

Open chat
soo dhawoow walaal