Hargeysa (Dhamays)- Khamiis 09-12-2021 Shirkii Golaha Wasiirada Somaliland oo uu Shir-gudoominaayay mudane Muuse Biixi Cabdi Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland ayaa lagu ansixiyey Odoroska Miisaaniyada 2022, Faah-faahinta Warkaasi halkan hoose ka Daawo.