Madaxweyne Biixi Muxuu Ka Kulmay, Goob Lagu Daweeyo Caruurta Wadnuhu Daloolo?

Hargeysa (Dhamays)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa Booqasho ku tagay Cusbitaalka Sahan ee Magaalada Hargeysa Gaar ahaan Qayb Cusub Oo Lagu Daryeelo Caruurta Wadnahoodu Daloolo.
Madaxweyne Biixi oo ay weheliyaan qaar kamida Golihiisa wasiiradda ayaa waxa halkaas warbixino ku siiyay Dr. Aw-koombe oo kamida dhakhaatiirta Cusbitaalka Gargaar iyo haweenay kamida hawladeenada cusbitaalkaasi.
Geesta Kale Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland ayaa hadal dhinacyo badan taabanaaya halkaasi ka jeediyay, Faahfaahinta warkaasi halkan hoose Ka Daawo.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*