Hargeysa (Dhamays)- Mudane muuse Biixi Cabdi, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland ayaa Salaadii Ciidul- Adxaha kula Tukaday Bulshada Caasimada ku dhaqan Masjid Jaamaca weyn ee Magaalada Hargeysa.
Madaxweynaha ayaa saladii Ciida kadib khudbad Dhinacyo Badan taabanaysa halkaas ka jeediyay, faah-faahinta warkaasi halkan hoose Ka Daawao.