Banjul (Dhamays)- Adama Barrow, Madaxweynaha Cusub ee Waddanka Gambia ayaa dalkaaasi dib Ugu Soo Laabtay kadib markii doorashadii dhawaan ka dhacday Wadankaasi uu ku guulaystay Madaxtinimada Wadankaasi.
Madaxweyne Adama Barrow ayaa siweyn loogu soo dhaweeyey Caasimada Gambia ee Banjul Kadib markuu in Muddo ah uu Masaafuris ugu maqnaa Dalka Dibadiisa, Faah-faahinta Warkaasi Halkan Hoose Ka Daawo.