Coodanle (Dhamays)- Wasiirka Maaliyada Somaliland Samsam Cabdi Aadam Ayaa Wax La Majeerto ku Tilmaantay Ceelkii Riigiiga ahaa ee Dhawaan Xukumadu Ka Qoday Deegaanka Coodanle, Isla markaana Madaxweyne Siilaanyo Ku Aamantay Hirgelintiisa, Faah-faahinta Warkaasi Halkan Hoose Ka Daawo.