Madaxwaynaha Somaliland Oo Ka Qayb Galay Aas Qaran Oo Loo Sameeyey A.H.N. Marxuum Maxamuud Axmed Dhool-Dahable Oo Maanta Lagu Aasay Magaalada Hargeysa

Hargeysa (DMG)-  Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo ayaa maanta ka qaybgalay aas qaran oo loo sameeyey Marxuum Maxamuud Axmed Xirsi (Dhool-dahable) oo xalay ku geeriyooday gurigiisa oo Magaalada Hargeysa ku yaalla., Faah-faahinta Warkaasi Halkan Hoose Ka Daawo.

Leave a Reply

Open chat
soo dhawoow walaal