“Mabaa’diidii Kulmiye, Waxa Lagu Badelay, Xeerkii Qoomu-luud..” Siyaasi Jaamac Shabeel

Hargeysa (Dhamays)- Siyaasi Jaamac Ismaciil Cige (Jaamac-shabeel) oo kulan warbaahineed ku qabtay, Magaalada Hargeysa ayaa waxa uu Si Xun uga dayriyay rajada iyo mustaqbalka xisbiga kulmiye.

Geesta kale Guddoomiyihii hore ee golaha dhexe  ee Kulmiye, Jaamac-shabeel ayaa waxa kale oo uu ka Sii Saadaaliyay waxyaabaha ka soo bixi doona Shirweynaha 4-aad ee Xisbiga kulmiye kaasi oo la qorsheeyay inuu ka qabsoomo Caasimadda Hargeysa 04-10-2020.

Jaamac-shabeel oo hore u ahaan jiray Gudoomiyihii Golaha dhexe ee Xisbul Xaakimka Kulmiye, balse laga Eryay xilkaasi uu ka hayay kulmiye., Faah-faahinta Warkaasi halkan hoose Ka Daawo.

Open chat
soo dhawoow walaal