Hargeysa (Dhamays)- Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid Soltelco, Maayarka Caasimada Hargeysa Iyo Xoghayaha Fulinta Dawlada Hoose oo ay weheliyaan Xildhibaano ka mid ah Golaha Deegaanka ayaa Kormeer Ku Tagey dhismaha Waddada Isku Xidha Garoonka Diyaaradaha ee Cigaal airport Iyo Caasimada JSL, Faah-faahinta Warkaasi hoos ka Daawo.