“Maanta Waxan Ogaaday Somaliland Inay Cadaaladi Ka Jirto” Hooyo Ilmaheedii Lagu Qabsaday +Video

Hargeysa (Dhamays)- Guddomiyaha Maxakamada Sare ee Somaliland ayaa ka hadlay Dacwad ku Saabsan Ilmo Oo ay 3 qoys isku haysteen in muddo ah Iyo Cida loo Xukumay.

 

Geesta kale Waxa ka dareen celisay arintaasi hooyadii ilmaha dhashay ee lagu haystay,Waxa Hadaladeedii ka mid ahaa, "Aad-baan U Faraxsanahay, Maanta Waxan Ogaaday Somaliland Inay Cadaaladi Ka Jirto" Faah-faahinta Warkaasi Hoos ka Daawo.

Leave a Reply

Open chat
soo dhawoow walaal