Lacago Foojariya oo Hargeysa lagu dhex Samaynaayey Iyo Ciidamada laanta Socdaalka oo Qabtay

Hargeysa (Dhamays)- Ciidamada Laanta Socdaalka ee Somaliland ayaa soo Qabtay Budhcad Naajeeriyaan ah oo Lacago Foojari ah Hargeysa ku dhex Samaynaayey.

Maxamed Cismaan Caalin Taliyaha Laanta Socdaalka Jamhuuriyada Somaliland ayaa Warbaahinta la wadaagay isla markaana Soo Bandhigay Kooxdan Budhcada ah ee lacagaha Foojariga ah ama been abuurka ah samaynaysay,   Faah-faahinta Warkaasi halkan Hoose ka Daawo.

 

Open chat
soo dhawoow walaal