Komishinka Tacliinta Sare ee Somaliland oo Soo Gabo-gabeeyay Hawl-galo Itus oo Itaabsii ahaa oo ay ka wadeen Jaamacadaha Dalka

Hargeysa (Dhamays)- Gudida tacliinta sare ee Somaliland ayaa soo gabo gabeeyay Daba-gal Iyo Kormeero xogogaal unoqosho ah oo In mudo ah-ba ugu kuur-galayeen Tayada aqooneed ee ay  bixiyaan Jaamacadaha dalku kaasi oo ay  kusoo kormeereen dhamaan Goobaha Waxbarashada Sare ee Jamhuuriyada Somaliland.

Mudane Ibraahim Aamin Gadiid Agaasimaha Guud ee Komishinka Tacliinta Sare ee JSL ayaa warbaahinta uga warbixiyay kormeeradaasi iyo Hawl-galadaasi ay Gudiga Tacliinta Sare Qaadeen isla markaana haatan ay soo gabogabeeyeen, Faah-faahinta Warkaasi Halkan hoose Ka Daawo.

 

 

Open chat
soo dhawoow walaal