Hargeysa (Dhamays) – Komiishanka Doorashooyinka Qaranka, ayaa Maanta shaaciyey Ganaax lagu soo rogay Xisbiyada WADDANI iyo KULMIYE oo Gobollada Maroodi-jeex iyo Togdheer ka sameeyay ololayaal aan Xeerka Anshuxu ogolayn inay sameeyaan inta lagu jiro Qaadashada Kaadhadhka Cod-bixinta.
Shir-jaraa’id oo Komiishanku Maanta ku qabteen Xaruntooda, ayay ku shaaciyeen in WADDANI iyo KULMIYE lagu ganaaxay inay bixiyaan Lacag isla-markaana min Shan gaadhi oo keliya ku tagaan labada Gobol ee 12-ka bisha dambe ay kaadh-qaadashadu ka bilaabmayso.
Warkaasi oo faahfaahsan halkan hoose ka Daawo